Xasan Shiikh iyo Siyaasiyiin kale oo lagu soo dhoweeyey Garoowe (Daawo Sawirro)

Wafdi ballaaran oo uu hogaaminayo Madaxweynihii hore ee Somalia ahna guddoomiyaha Xisbiga Midowga Nabadda & Horumarka Hassan Shiikh Mohamud ayaa gaaray Magaalada Garowe ee xarunta dowlad goboleedka Puntland si ay uga qeyb galaan Caleemo saarka Madaxweynaha cusub ee Puntland Saciid C/llaahi Deni. Wafdiga ayaa waxaa qeyb ka ah Senator C/llaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), Xoghayaha guud … Continue reading Xasan Shiikh iyo Siyaasiyiin kale oo lagu soo dhoweeyey Garoowe (Daawo Sawirro)